The Noble Qur'an Encyclopedia
Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languagesSolace [Al-Inshirah] - Somali translation - Jacob
Surah Solace [Al-Inshirah] Ayah 8 Location Maccah Number 94
1. Miyaanaan kuu waasicinnin (Nabi Muxammadow) laabtaada?
2. Oo sidaa kaaga dejin culeyskii ku saarnaa1,
3. Kaasoo cusleeyey dhabarkaaga,
4. Oo aanaan kor yeelin meeqaankaaga?
5. Dhibka waxaa la socda faraj.
6. Waxaa dhibka la socda faraj.
7. Ee markaad bogto (salaadda) ku dadaal duceysiga (iyo Alle ammaanka iyo Xuskiis).
8. Xagga Rabbigaa (keliyana) wax ka rajee.