The Noble Qur'an Encyclopedia
Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languagesThe Power [Al-Qadr] - Somali translation - Jacob
Surah The Power [Al-Qadr] Ayah 5 Location Maccah Number 97
1. Waxaanu soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qadarka.
2. Maxaa ku ogeysiiyey wuxuu habeenka Qadarku yahay?
3. Habeenka Qadarku (camalka iyo cibaadeysigeed) wuxuu ka khayr iyo ajar badan yahay kun bilood (83 sano iyo afar bilood).
4. Malaa’igta iyo Jabriil baa la soo dega (habeenkaa) Idanka Rabbigood arrin walba oo xukun ah,
5. Nabad weeye (habeenkaa) ilaa waagu ka baryo1.